Farmaajo oo la kulmay Madaxda shirkadaha ganacsi ee Shiinaha (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay madaxda shirkadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka Shiinaha, kuwaas oo daneynaya in maalgashi ay ku sameystaan Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay dhamaan dadka daneynaya in ay maalgashi ku sameystaan Soomaaliya, taasi oo door weyn ka qaadaneysa in hormar la gaaro, … Continue reading Farmaajo oo la kulmay Madaxda shirkadaha ganacsi ee Shiinaha (Daawo Sawirada)